FIQI Abdinaasir Maxamuud Mire ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe – Universal Tv

0
7759
FIQI Abdinaasir Maxamuud Mire oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe iayadoo ay soo dhawayntiisa ay ka qaybgalen Xubno ka tirsan dawlada iyo baarlamaanka Puntland.
Soo dhaweynta Fiqiga waxaa ka qayb-galay qaarka mid ah Golaha Xukuumada Puntland,gudoomiye kuxigeenka Barlamaanka Puntland,maamulka gobolka nugaal iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.