Wafdi uu hogaaminayo Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire ayaa booqday dakada Garacad

0
8425

Wafdi uu hogaaminayo Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mirre ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Garacad ee gobolka Mudug waxayna booqdeen halka uu ka socdo dhismaha dekadda Garacad.

Fiqi abdinaasir ayaa waxaa ku weheliyay booqashadiisa maalgashiyaal u dhashay gobolka mudug oo ka mid yahay Ciise faarah geestiir oo dagan wadanka Zambia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.