Article of the Day
Sawiro : Fiqi Cabdinaasir ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garowe
Fiqi
Abdinaasir Mohamud Mire oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada madaxda puntland ee garoowe iyadoo ay halkaas...
Abdinaasir Mohamud Mire ayaa loo doortay FIQIGA labaad ee beesha Reer Xirsi
Abdinaasir Mohamud Mire ayaa loo doortay FIQIGA beesha Reer Xirsi isaga oo noqonaya Fiqigii labaad ee ay beeshu doorato. FIQIGA ayaa lagu...
FIQI Watchlist
Hadaljeedinta Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ee xaflada Caana shubka Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire –...
Hadaljeedinta Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ee xaflada Caana shubka Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire – PuntlandTv
Xildhibaanno iyo isimada dhaqanka ayaa ka qayb-galay munaasibad lagu caleema...
Gudiga caleemo saarka FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa shaaciyay waqtiga la qabanayo caleemo saarka
Gudiga qaban qaabada caleema-saarka Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire ayaa sheegay in 25-ka bishaan December balliga Jeedalow ee deegaanka Bacaadweyn oo katirsan degmada Gaalkacyo lagu...