Friday, September 22, 2023

8

7
9

Article of the Day

video

Guddiga caleema saarka FIQI Abdinaasir oo shaaciyay waqtiga iyo goobta ay xafladu dhacayso

Guddiga caleema saarka FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo shaaciyay waqtiga iyo goobta ay xafladu dhacayso. Guddiga ayaa sheegay in munaasabada xaflada caleemosaarku ay ka dhacayso...

FIQI Watchlist

video

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo si balaaran loogu soo dhaweeyay Gaalkacyo Airport

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo si balaaran loogu soo dhaweeyay Ayraboorka magaalada gaalkacyo. FIQIGA ayaa wuxuu kasoo kicitimay magaalda Dubai ee UAE oo uu in...
video

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo si balaaran loogu soo dhaweeyay dagmada Burtinle

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo si balaaran loogu soo dhaweeyay dagmada Burtinle
video

Khudbadii uu FIQI Abdinaasir ka jeediyay soo dhawayntii Burtinle

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa si aan loo kala harin loogu soo dhaweeyay dagmada burtinle ee gobolka Nugaal, Abdinaasir ayaa kasoo kicitimay magalada bacaadwayn...