Article of the Day
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Abdirashiid Yusuf Jibriil oo booqdey qaar ka mid ah Isimada...
Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Abdirashiid Yusuf Jibriil ayaa guryahooda ku booqdey qaar ka mid ah Isimada Puntland ee ku sugan magaalada Garoowe
Siyaasi Ali Haaji Warsame...
Wafdi uu hogaaminayo Fiqi Abdinaasir Mohamud Mire ayaa booqday dakada Garacad
Wafdi uu hogaaminayo Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mirre ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Garacad ee gobolka Mudug waxayna booqdeen halka uu ka socdo dhismaha dekadda...
FIQI Watchlist
Gudoomiyaha gudiga qaban qaabada shirwaynaha FIQIGA iyo shaacintii FIQI ABDINAASIR
Gudoomiyaha gudiga qaban qaabada shirwaynaha FIQIGA ayaa shaaciyay in Abdinaasir Mohamud Mire loo doortay fiqiga beesha reer xirsi. Shirwaynaha fiqiga ayaa in mudo ah...
Qoysas badan oo reer xirsiya oo ka soo qaxay dilalka oramada ayaa soo gaarey...
Qoysas badan oo reer xirsiya oo ka soo qaxay dilalka ay oramada u gaysatay dadka somalida ee dagan etiobiya ayaa soo gaarey duleedka Dagmada...