Friday, April 19, 2024

IMG-20190914-WA0042

IMG-20190914-WA0038
IMG-20190914-WA0044

Article of the Day

video

Khudbadii uu FIQI Abdinaasir ka jeediyay soo dhawayntii Burtinle

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa si aan loo kala harin loogu soo dhaweeyay dagmada burtinle ee gobolka Nugaal, Abdinaasir ayaa kasoo kicitimay magalada bacaadwayn...
video

Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire iyo Nabadoon Iimaan

Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire iyo Nabadoon Iimaan

FIQI Watchlist

Abdinaasir Mohamud Mire ayaa loo doortay FIQIGA labaad ee beesha Reer Xirsi

  Abdinaasir Mohamud Mire ayaa loo doortay FIQIGA beesha Reer Xirsi isaga oo noqonaya Fiqigii labaad ee ay beeshu doorato. FIQIGA ayaa lagu...

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Abdirashiid Yusuf Jibriil oo booqdey qaar ka mid ah Isimada...

Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Abdirashiid Yusuf Jibriil ayaa guryahooda ku booqdey qaar ka mid ah Isimada Puntland ee ku sugan magaalada Garoowe Siyaasi Ali Haaji Warsame...
Sawiro:- Soo dhawayntii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ee dagmada Burtinle

Sawiro:- Soo dhawayntii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ee dagmada Burtinle.