Article of the Day
Sawiro : Fiqi Cabdinaasir ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garowe
Fiqi
Abdinaasir Mohamud Mire oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada madaxda puntland ee garoowe iyadoo ay halkaas...
FIQI Watchlist
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo si balaaran loogu soo dhaweeyay dagmada Burtinle, PuntlandTv
FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo si balaaran loogu soo dhaweeyay dagmada Burtinle, PuntlandTv
Shaacintii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire iyo Goobe Dhaashane
Shaacintii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire iyo Goobe Dhaashane oo ka hadlay qaabkii loo doortay fiqiga.
Goobe dhaashane oo ka mid ahaa ergada kasoo qaybgashay shirwaynaha...
Abdinaasir Mohamud Mire ayaa loo doortay FIQIGA labaad ee beesha Reer Xirsi
Abdinaasir Mohamud Mire ayaa loo doortay FIQIGA beesha Reer Xirsi isaga oo noqonaya Fiqigii labaad ee ay beeshu doorato. FIQIGA ayaa lagu...