Siyaasi Axmed Cabdallah Cillal ayaa ka hadlay waxqabadka Xukuumadda Madaxweyne Siciid Cabdillaahi Deni

0
5571
S iyaasi Axmed Cabdallah Cillal oo lataliye usoo noqday Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas, ayaa aragtidiisa ka faalooday waxqabadka Xukuumadda uu hogaamiyo Madaxweyne Siciid Cabdillaahi Deni.
Dhinaca kale siyaasiga ayaa waxaa faalo uu kabixiyay hab macaamilka Dawladda dhexe ee ku wajahan Dawlad goboleedyada taas oo u baahan la xisaabtan dhaba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Time limit is exhausted. Please reload CAPTCHA.