Wednesday, July 24, 2024

IMG-20191101-WA0016

IMG-20191101-WA0013
IMG-20191101-WA0017 – Copy

Article of the Day

video

Soo Dhawaynta Fiqi Bashiir Abdulle Osmaan ee Gothenburg SWEDEN

Soo Dhawaynta Fiqi Bashiir Cabdulle Cismaan Axmed SWEDEN WARKA SOMALI CHANNEL
video

Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo lagu doortay deegaanka Jeedalow

Doorashadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo lagu doortay deegaanka Jeedalow

FIQI Watchlist

Khudbadii FIQI Abdinaasir ee uu ka jeediyay Jeedalowvideo

Khudbadii FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ka jeediyay Baliga Jeedalow

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ah fiqiga labaad ee beesha Reer Xirsi Farah ayaa khudbo dheer oo taabanaysa meelo badan kasoo jeediyay baliga Jeedaloow...
Sawiro:- FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ka mid ah isimada Puntaland ayaa maanta si balaaran loogu soo dhaweeyey Magaalada dagmada Burtinle ee Gobolka Nugaal.

Sawiro;-Abdinaasir Mohamud Mire ayaa noqday FIQIGA II ee beesha reer Xirsi

Abdinaasir Mohamud Mire ayaa noqday FIQIGA labaad ee beesha kadib markii ay ergada shirka iyo nabadoonadu isku raaceen inuu noqdo figa beesha, Abdinaasir Mohamud...

FIQI Abdinaasir oo kulan qado ah u sameeyay beesha Omar Mohamud ee ku nool...

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa maanta oo ah Jimce kulan qado ah u sameeyay beesha Omar Mohamud ee dagan magaalada madaxda garoowe. Qadadaas oo ahayd...