Monday, December 11, 2023

IMG-20191101-WA0155

IMG-20191101-WA0154
IMG-20191101-WA0160

Article of the Day

Islaan Bashiir Islaan Abdille ayaa gurigiisa ku qaabilay FIQI Abdinaasir Mohamud Mire

Islaan Bashir Islaan Abdille ayaa gurigiisa ku qaabilay FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ay weheliyaan odayaasha dhaqanka beesha Reer Xirsi ku waas oo u...

FIQI Watchlist

video

Xaflada caleemo saarka FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo ka dhacday deegaanka Jeedalow – PuntlandTv

Guddoomiyaha Barlamaanka dowladda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Raysal-wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke, xildhibaanno iyo isimada dhaqanka ayaa ka qayb-galay munaasibad lagu...

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire oo lagu soo dhaweeyay Nairobi/Kenya

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa ka dhoofay Airport ka magaalada garoowe maalintii talaadada ee bishu ahayd 9 November 2021. FIQI Abdinaasir ayaa ayaa lagu soo...

FIQI Abdinaasir oo kulan qado ah u sameeyay beesha Omar Mohamud ee ku nool...

FIQI Abdinaasir Mohamud Mire ayaa maanta oo ah Jimce kulan qado ah u sameeyay beesha Omar Mohamud ee dagan magaalada madaxda garoowe. Qadadaas oo ahayd...