Gudoomiyaha Barlamaanka Dawladda Puntland iyo wafti uu hoggaaminayo uu ku siijeeda caleemo saarka FIQI Abdinaasir Mohamud Mire.
Waftiga guddomiyaha baarlamaanka puntland uu hogaaminayo ayaa ku weheliya labadiisa kuxigeen ee golaha baarlamaanka, wasiiro badan iyo xildhibaanka golaha baarlamaanka somalia Cumar cabdirishiid cali sharmaake.