Fiqi
Abdinaasir Mohamud Mire oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada madaxda puntland ee garoowe iyadoo ay halkaas isugu soo baxeen dad aad u fara badan.
Wasiirka Cadaalada puntland, gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka ayaa halkaas ka soo jeediyay khudbado ay ku soo dhawaynayeen fiqiga. Ugu dambayntiina fiqiga ayaa u mahadceliayay dadkii soo dhaweeyay.